Musharaxa u taagan xilka madaxtinimada Dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa si diirran u soo dhoweeyey jadwalka doorashooyinka "Qof iyo Cod" ah ee uu soo saaray Guddiga Madaxa…