Muwaadin Maanta ka qayb qaado doorashada…..

Muwaadin, maanta waa maalintii aad go'aamin lahayd mustaqbalka iyo horumarka degmadaada, adoo isticmaalaya xaqaaga dastuuriga…

Doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir.

Sawirradan waxay muujinayaan wejiyada muwaadiniinta ku nool degmooyinka Gobolka Banaadir oo si habsami leh ugu…