Muwaadin, Maanta Codkaaga ku ciil bax.

Muwaadin, maanta codkaaga ku ciil bax doorashadaadu waa mas’uuliyaddaada, mustaqbalkuna waa gacantaada.

XARUNTA TEBINTA DOORASHOOYINKA GOLAHA DEEGAANKA GOBOLKA BANAADIR

Xaruntan waa goobta rasmiga ah ee laga tebiyo laguna faafiyo wararka, xogta, iyo natiijooyinka la…