WARSAXAFADEED MUHIIM AH – 8:00 PM, XARUNTA DHEXE GUDDIGA.

introvertmustafa
0 Min Read

Guddiga Doorashooyinka wuxuu caawa 8:00 PM ku qaban doonaa Xarunta Dhexe ee Guddiga warsaxaafadeed muhiim ah oo lagu shaacinayo warar iyo go’aanno la xiriira natiijooyinka doorashooyinka. Warbaahinta iyo daneeyayaasha waa lagu wargelinayaa inay ka soo qeybgalaan.

Share This Article
Leave a Comment