WARSAXAFADEED MUHIIM AH – 8:00 PM, XARUNTA DHEXE GUDDIGA.

introvertmustafa
0 Min Read

Warsaxaafadeed Muhiim ah ayaa lagu qaban doonaa 8:00 fiidnimo, Xarunta Dhexe ee Guddiga, waxaana lagu soo bandhigi doonaa warbixinno iyo xog la xiriirta geeddi-socodka doorashada iyo arrimaha muhiimka ah ee waqtigaas taagan.

Share This Article
Leave a Comment