Magaalada Laascaanood ee xarunta Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari….

introvertmustafa
0 Min Read

Soomaaliya waxaa iska diiwaangeliyey qaar ka mid ah shacabka Magaalada iyo Mas’uuliyiin oo uu ka mid yahay gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Dr Aadan Cabdullahi Aw-Xasan.

Muwaadin is-diiwaangeli oo iska diiwaangeli goobta kugu dhaw ee ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha, si aad u hesho xuquuqdaada dastuuriga ah ee codbixinta marka la gaaro doorashada.

Share This Article
Leave a Comment