ayaa kormeeray qaar ka mid ah tuulooyinka hoosyimaada Degmada Walaweyn, kuwaas oo laga soo asteeyey goobo cusub oo laga diiwaan galindoono shacabka ku nool tuulooyinkaas.
Tuuloouinka ay guddiga kormeereen ayaa kala ah
Aw Osmaan, Tabeelaha, Haakow, Yaaqdhuub iyo kuwo kale oo hoosyimaada Degmada.
Muwaadin is-diiwaangeli oo iska diiwaangeli goobta kugu dhaw ee ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha, si aad u hesho xuquuqdaada dastuuriga ah ee codbixinta marka la gaaro doorashada.


