DIYAAR GAROWGA AMNIGA DOORASHADA EE MAALINTA BARRI AH 25, DECEMBER 2025.

introvertmustafa
0 Min Read

Diyaar-garow amni oo dhammaystiran ayaa loo sameeyey doorashada Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir ee dhici doonta 25 December 2025, si loo xaqiijiyo nabadgelyada cod-bixiyayaasha, goobaha doorashada, iyo habsami u socodka geeddi-socodka doorashada.

Share This Article
Leave a Comment