Degmada Cadaado ee Dowlad Goboleedka Galmudug waxa uu tababar…..

introvertmustafa
0 Min Read

ugu socdaa howlwadeennada diiwaangelinta codbixiyeyaasha Degmada Cadaado.

Howlwadeennada ayaa qaadanaya casharro iyo khibrada la xiriira sidii ay si hufan ugu qaban lahaayeen hawsha diiwaangelinta iyo ku shaqaynta qalabka casriga ah ee diiwaangelinta codbixiyeyaasha.

Share This Article
Leave a Comment