Guddoomiyaha GMDQS oo Magacaabay Madaxa Xafiiska Doorashooyinka Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS), Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa soo saaray wareegto lagu magacaabay Madaxa Xafiiska Doorashooyinka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Wareegtadan oo…