Doorashada Soomaaliya: Shirkii Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka oo Fashil Ku Dhamaaday

Shirkii xasaasiga ahaa ee u dhexeeyay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta madasha Golaha Mustaqbalka ayaa ku soo dhammaaday natiijo la’aan iyo is mari waa hor leh, kaddib markii labada…