Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa si habsami leh ugu socda diiwaangelinta codbixiyeyaasha.…
Diiwaangelinta codbixiyeyaasha ayaa ka socota Dhammaan goobaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee gobolka Banaadir. Muwaadin is-diiwaangeli oo…
Dhammaan goobaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha magaalada Baydhabo waxaa si habsami leh uga socda diiwaangelinta codbixiyeyaasha.
