Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo…..

Soohdimaha ayaa maanta si rasmi ah uga daah-furay degmooyinka Shangaani, Cabdicasiis, Shibis, Waabari, Xamar-weyne, Xamar-Jajab…

Maalinta Sabtida…..

15-ka Nofeembar 2025, ayaa degmada Cabdicasiis laga bilaabi doonaa bixinta kaararka codbixinta. Muwaadin, haddii aad…

Maalinta Sabtida, 15-ka Nofeembar 2025, ayaa degmada Shibis laga…..

bilaabi doonaa bixinta kaararka codbixinta. Muwaadin, haddii aad iska diiwaangelisay Shibis, Sabtida kaarkaaga doono.

Maalinta Sabtida, 15-ka Nofeembar 2025, ayaa degmada Shangaani….

laga bilaabi doonaa bixinta kaararka codbixinta. Muwaadin, haddii aad iska diiwaangelisay Shangaani, Sabtida kaarkaaga doono.

Munaasabadda Soo Bandhigista Warbixinta Qiimeynta Madaxa….

bannaan ee Farsamada Nidaamka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha iyo Nidaamka Xaqiijinta Codbixinta Muqdisho, 04, 11, 2025:- Xarunta…