MAAMULKA WOQOOYI-BARI OO TAAGEERAY WAX KA BEDDELKA DASTUURKA IYO DOORASHOOYINKA QOF IYO COD AH

Dawlad gobolleedka Woqooyi bari Somalia ayaa si rasmi ah u soo dhoweeyay wax ka beddelka lagu sameeyay Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo ku tilmaamay tallaabo taariikhi ah oo horseedaysa horumarka…