ugu socdaa howlwadeennada diiwaangelinta codbixiyeyaasha Degmada Cadaado.
Howlwadeennada ayaa qaadanaya casharro iyo khibrada la xiriira sidii ay si hufan ugu qaban lahaayeen hawsha diiwaangelinta iyo ku shaqaynta qalabka casriga ah ee diiwaangelinta codbixiyeyaasha.





